info@naasix.com naasiye@gmail.com +252-63-4062106 Hargeisa, Somaliland

Philip Kotler –waa Khabiir Maraykan ah oo caan ku ah suuqgeynta, wuxuu dhashay 1931, wuxuuna bare sare ka noqday
Jaamacadda Northwestern ee Mareykanka.
Wuxuu la-taliye suuq-geyn u ahaa shirkado waaweyn sida IBM
iyo General Electric.
Sidoo kale Kotler wuxuu ka mid yahay mufakiriinta ugu
waawayn caalamka ee wax laga waydiiyo dhanka maamulka
waxaana loo yaqaannaa “Aabbaha ruuxiga ah ee Suuq-geynta
Dijitaalka ah” sababtoo ah wuxuu suuq-geynta u arkayay
inaysan ahayn waax ka mid ah shirkadda oo keliya, balse ay
tahay wadnaha ganacsiga iyo xudunta korriimadiisa

Sanadkii 2001, jariidadda Financial Times waxay ku tilmaantay
Kotler inuu yahay fikir yahanka afraad ee ugu saamaynta badan
maamulka ganacsiga qarnigii 20aad. Buugaagtiisa suuq-geynta
waxa lagu dhigay jaamacado badan oo caalami ah, waxaana loo
turjumay in ka badan 30 luqadood.
Qaar ka mid ah buugaagtiisa ugu caansan waxaa ka mid ah :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *