info@naasix.com naasiye@gmail.com +252-63-4062106 Hargeisa, Somaliland

Buuggani waxa uu soo baxay sanadkii 2016, wuxuuna bixinayaa xal
wax-ku-ool ah oo loogu talagalay ganacsatada iyo milkiilayaasha
shirkadaha yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah ee kacabanaya awood
la’aanta dejinta qorshe suuq-geyn oo guuleysta.
Waxa uu qorayaa qorshe suuq-geyn oo ku dhisan saldhigyo cilmiyeed
hal bog ku kooban, kaas oo ka kooban sagaal talaabo oo muhiim ah oo
loo qaybiyay saddex marxaladood oo asaasi ah, taasoo ganacsadaha u
beddelaysa khabiir suuq-geyneed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *