info@naasix.com naasiye@gmail.com +252-63-4062106 Hargeisa, Somaliland

Haddii aad ka mid tahay dadka aan doonayn in ay noloshooda
inteeda badan ku lumiyaan shaqooyin dakhligoodu hooseeyo, oo
aad leedahay qorsheyaal waaweyn oo aad ugu hamiyeyso inaad
gaadho madax-bannaani dhaqaale – haddaba waxaad joogtaa
meesha saxda ah.
Halkan waxaad ka ogaan doontaa farqiga weyn ee u dhexeeya
caqliyada dadka taajiriinta ah iyo hab fikirka dadka saboolka
ah.
Robert Kiyosaki wuxuu ku guuleystay in ku soo jiito dareenka
dad badan buuggiisa caanka ah ee “Aabbaha Taajirka ah iyo
Aabbaha Saboolka ah”, kaas oo uu ku soo bandhigay qorshe
dhab ah oo lagu kasbado lacag laguna gaadho himilada
shakhsiga ah.
Wuxuu ku sharxay farqiga u dhexeeya nolosha aabbihiis —oo
ahaa shaqaale sare oo dowladeed, kuna guuleystay heerar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *